moodle/lang/so/forum.php
2005-12-04 15:00:36 +00:00

113 lines
6.2 KiB
PHP

<?PHP // $Id$
// forum.php - created with Moodle 1.5.2 (2005060220)
$string['addanewdiscussion'] = 'Ku dar mawduuc cusub oo falanqeyn';
$string['addanewtopic'] = 'Ku dar mawduuc cusub';
$string['advancedsearch'] = 'Raadin sareysan';
$string['allforums'] = 'Dhammaan golayaasha dood-wadaagyada';
$string['allowchoice'] = 'u oggolow qof kastaa iney doortaan';
$string['allowdiscussions'] = 'Ma karaa $a in golahan wax ku dhajiyo';
$string['allowratings'] = 'U oggolow in dhajimaha la qiimeeyo?';
$string['allowsdiscussions'] = 'Dood-wadaaggani waxa uu u oggolaanayaa qof kasta in u bilaabo mawduuc falanqayn.';
$string['anyfile'] = 'Mid kasta oo ah faylasha ';
$string['attachment'] = 'Lifaaq';
$string['bynameondate'] = 'ahaan $a->name - $a->date';
$string['configcleanreadtime'] = 'Wakhtiga saacadda maalintii laga nadiifinayo dhajimaha raagey tabeelaha \'akhris\' ';
$string['configdisplaymode'] = 'Waa qaab tusmo ee ugu-tal-gal falanqeyn haddii mid aan loo dajin.';
$string['couldnotdeletereplies'] = 'Waan ka xunnahay, taas lama tiri-tiri karo maadaama dadku horey ay uga soo jawaabeen';
$string['delete'] = 'Tir-tir';
$string['deleteddiscussion'] = 'Mawduucii laga wada doodayey waa la tir-tirey';
$string['deletedpost'] = 'Dhajintan waa la tir-tirey';
$string['deletedposts'] = 'Dhajimahaa waa la tir-tirey';
$string['deletesure'] = 'Ma hubtaa inaad tir-tirto dhajintan?';
$string['digestmailprefs'] = 'Astaantaada isticmaale';
$string['discussion'] = 'Falanqeyn';
$string['discussionmoved'] = 'Wada falanqayntii waxa loo kaxeeyey \'$a\'.';
$string['discussionname'] = 'Magac falanqayn';
$string['discussions'] = 'Falanqeynno';
$string['discussionsstartedby'] = 'Falanqayntan waxa bilaabey $a';
$string['discussionsstartedbyrecent'] = 'Falanqayntan waxa bilaabey dhawaan $a';
$string['discussthistopic'] = 'Ka hadal mawduucan';
$string['eachuserforum'] = 'Qof waliba waxay ku dhajin karaan hal falanqayn';
$string['edit'] = 'Tafatir';
$string['editedby'] = 'Waxa tafatirey $a->name - $a->date';
$string['editing'] = 'Tafatiraya';
$string['emptymessage'] = 'Waxbaa ka qaldanaa dhajintaada. Laga yaabe waxaad kaga tagtey iyada oo madhan ama lifaaqa ayaa aad u weynaa. Wixii aad ka beddeshey LAMA keydin.';
$string['everyonecanchoose'] = 'Qof kasta waxay dooran karaan in loo rukumo';
$string['everyoneissubscribed'] = 'Qof kastaa wey rukunsadeen dood-wadaaggan';
$string['forcesubscribe'] = 'Ku jujuub qof kastaa iney rukunsadaan';
$string['forcesubscribeq'] = 'Ma ku jujuubi qof kastaa iney rukunsadaan?';
$string['forum'] = 'Dood-wadaag';
$string['forumintro'] = 'Gogol-dhigga Dood-wadaagga';
$string['forumname'] = 'Magaca dood-wadaagga ';
$string['forumposts'] = 'dhajimaha dood-wadaagga';
$string['forums'] = 'Dood-wadaagyo';
$string['forumtype'] = 'Nooca dood-wadaagga';
$string['generalforums'] = 'Dood-wadaagyo guud';
$string['inforum'] = 'ku jira $a';
$string['intronews'] = 'Wararka iyo ogeysiisyada guud';
$string['introsocial'] = 'Dood-wadaag furan oo loogu talagaley wax kasta ood rabto';
$string['lastpost'] = 'Dhajintii ugu danbeysey';
$string['learningforums'] = 'Dood-wadaag waxbarasho';
$string['markread'] = 'U calaamadee si la akhristey';
$string['markreadbutton'] = 'U calaamadee si <br />la akhristey ';
$string['maxtimehaspassed'] = 'Waan ka xunnahay, laakiin wakhtigii ugu badnaa ee lagu tafatiraayey dajintan ($a) yaa laga gudbey!';
$string['message'] = 'Farriin';
$string['modulename'] = 'Dood-wadaag';
$string['modulenameplural'] = 'Dood-wadaagyo';
$string['more'] = 'in ka sii badan';
$string['movethisdiscussionto'] = 'U kaxee dooddan dhinacan';
$string['namenews'] = 'Dood-wadaagga wararka';
$string['namesocial'] = 'Dood wadaag bulsheed';
$string['nameteacher'] = 'Dood wadaagga bareyaasha';
$string['newforumposts'] = 'Dhajimaha cusub ee dood-wadaagga';
$string['nodiscussions'] = 'Ma jiraan mawduucyo laga wada hadlo wali dood-wadaaggan';
$string['noguestpost'] = 'Waan ka xunnahay, martida looma oggola iney wax ku dhajiyaan.';
$string['noguestsubscribe'] = 'Waan ka xunnahay, martida looma oggola iney dajistaan kala doorashada raad-raaca.';
$string['noguesttracking'] = 'Waan ka xunnahay, martida looma oggola iney dajiyaan kala xulashada raad -raaca. ';
$string['nonews'] = 'Wax war oo cusub wali lama soo dhajin';
$string['noposts'] = 'Ma jiraan dhajimo';
$string['notingroup'] = 'Waan ka xunnahay, hase yeeshe waa inaad ka qayb qaadato kooxda inaad aragto dood-wadaagga.';
$string['notrackforum'] = 'Ha raad raacin farriimha aan la akhrisan';
$string['nowtracking'] = '$a->name ayaa hadda raad raacaya \'$a->forum\'.';
$string['postrating2'] = 'Kala furan iskuna xidhan';
$string['posts'] = 'Dhajimaha';
$string['posttoforum'] = 'Ku dhaji dood -wadaagga';
$string['prune'] = 'Kala jeex';
$string['readtherest'] = 'Akhri inta ka dhiman mawduucan';
$string['replies'] = 'jawaabaha';
$string['repliesmany'] = '$a jawaabood ilaa hadda';
$string['repliesone'] = '$a jawaab ilaa hadda';
$string['reply'] = 'Jawaab';
$string['replyforum'] = 'U jawaab dood-wadaagga';
$string['search'] = 'Raadi';
$string['searchforums'] = 'Ka raadi dood-wadaagyada';
$string['searchfullwords'] = 'Ereyadani waa in ay u muuqdaan sidii eryo buuxa yihiin';
$string['searchnotwords'] = 'Ereyadan waa INAAN lagu darin';
$string['searcholderposts'] = 'Raadi dhajimo hore';
$string['searchresults'] = 'Raadi natiijooyinka';
$string['startedby'] = 'Waxa billabey';
$string['subject'] = 'Mawduuc';
$string['subscribe'] = 'Rukunso dood-wadaaggan';
$string['subscribeall'] = 'U rukumi qof kasta dood-wadaaggan';
$string['subscribed'] = 'Rukunsadey';
$string['subscribers'] = 'Rukunsadayaasha';
$string['subscribestart'] = 'Aniga ii soo dir nuqullo dhajimaha dood-wadaaggan';
$string['subscription'] = 'Rukunsasho';
$string['subscriptions'] = 'Rukunsashooyin';
$string['tracking'] = 'Raad-raac';
$string['trackingoff'] = 'Xidhan';
$string['trackingon'] = 'Daaran';
$string['trackingoptional'] = 'La kala dooran karo';
$string['unread'] = 'Aan la akhrisan';
$string['unreadposts'] = 'dhajimo aan la akhrisan';
$string['unreadpostsnumber'] = '$a dhajinno aan la akhrisan';
$string['unreadpostsone'] = '1 dhajin oo aan la akhrisan';
$string['unsubscribeshort'] = 'Ka bax rukunsashada';
$string['yesforever'] = 'Haa, waligeed';
$string['yesinitially'] = 'Haa, marka hore';
$string['yournewtopic'] = 'Mawduucaaga falanqeynta cusub';
$string['yourreply'] = 'Jawaabtaada';
?>